Soo Dhawow

Printer-friendly versionPrinter-friendly version

Maine Equal Justice Partners (MEJP) Waxay u shaqeeyaan oo ku dadaalaan inay caawiyaan oo ka hor tagaan dhibaatooyinka ay la kulmaan dadka danyarta ah ee ku nool gobolka Maine. Siyaabahana ayay u fuliyaan howlahaas:

  • U doodista sharciyada ama qawaaniniinta mujtamaca
  • Ucodaynta mujtamaca xagga arrimaha daryeelka bulshadda
  • Daryeelka, tababaridda, iyo wax ukordhinta mujtamaca danta yar, si ay uga baxaan marxaladaha dhaqaalo xumada keena

MEJP Waxay ku dadaalaan arrimaha umaddu ay la kulanto had iyo goor –daryeelka caafimaadka, raashinka, dhaqaalaha, waxbarashada iyo tababarka.

MEJP Caawitaanku waa mid u bilaash ah dadka danyarta ah, qofkastoo caawitaan ubaahana had iyo jeer ma wada caawin karno sababtoo ah shaqaale kooban ayuu barnaamijku leeyahay:

  • TANF
  • Waxbarashada Waalidiinta
  • ASPIRE
  • MaineCare
  • Caawitaanka Raashinka

Haddii aad wax su’aala ka qabtid barnaamijyadayada, fadlan nagala soo xidhiidh lambarkan bilaashka ah:1-866-626-7059.

Haddii aanad ku hadlin Af Ingriisi, waanu ku caawin karnaa. Turjubaan baanu telefoonka kaala xidhiidhin karnaa. Haddii ay fariini kaa qabato telefoonka , luqadaada ayaad fariin noogu reebi kartaa. Anagaa kugu soo war celin doonna iyadoo turjubaan khadka noogu jiro.

Haddii aad wax caawitaan ah oo ku saabsan arrimahan ubaahato, lasoo xidhiidh Pine Tree Legal Assistance si aad u hubsatid inaanu ku caawin karno.

  • Guryaha
  • Cashuurta wixii ku saabsan
  • Arrimaha qoyska
  • Daryeelka Caafimaadka
  • Tacliinta
  • Shaqada

Pine Tree waxa laga yaabaa inay kaa caawiyaan barnaamijyada mujtamaca caawiya sida TANF, ASPIRE, SSI, Raashinka , ama MaineCare.

Lasoo xidhiidh hadii aad macluumaad ubaanan tahay Pine Tree Legal Assistance


Waxaad u baahantahay inaad ka ogaato adeegyada arrimaha bulshada

FOOD STAMPKA QAXOOTIGA SHARCIGA LEH LOOGU TALA GALAY

MAINE CARE-KA LOOGU TALO GALAY DADKA MUHAAJIRIINTA AMA

DAKHLIGA KABIDDA MUJTAMACA (SSI), MUCAAWINADA GUUD ( GENERAL ASSISTANCE ) GA

TANAFKA QOXOTIGA SHARCIGA HAYSTA


More languages

Weight: 
0